Aloosan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, santay; -smi)Wax la aloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
Aloosan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snaday)Wax la aloosay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aloosan ↴
aloosmid | aloosnaan | birmo | furun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg