alxaman
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-anmay, -amantay; -anmi)

Wax alxan ku kaabmay noqosho. ld alxanan¹.

alxaman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xannaa, -xannayd)

Wax la alxamay ahaansho. ld alxanan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alxaman

alxanan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay)
ld alxaman¹.

alxanan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-nnaa, -nnayd)
ld alxaman².

alxanmid [m.f.dh]
eeg alxaman¹.

alxannaan [m.f.dh]
eeg alxaman². ld alxannaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg