Amaamudan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax la amaamuday ahaansho (hanti, aqal iwm); unkaman; alkuman.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amaamudan

umaamadan | amaamudnaan | gamaamudan | qamaamudan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg