Amardiiddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

U hogaansanaan la'aanta amar la is faray. ld amardiidmo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amardiiddo

amardiidmo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg