amayn
(m.dh)(kiim.) Iskudhisyo orgaanig ah oo sameysma marka hal ama in ka badan oo atamyada haydarojiin ee amooniyada lagu beddelo koox orgaanig ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amayn ↴
jaamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaamee.
laamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg laamee.
raamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raamee.
saamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saamee. ld saamays.
xaaraamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xaaraamee. ld xaaraan-timayn.
xakamayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xakamee.
astaamayn [m.f.dh]
eeg astaamee. ld astayn.
astaamayn [m.dh]
(nax.) Astaamo lagu kala qaybiyo hadal qoran sida: hakad, joogsi, kolmo, bilo, laba dhibcood iwm.
calaamayn [m.dh]
ld calaamadin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg