Ambabbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3. A. ah: qof markaa socdaal bilaabaya.
Ambabbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Qof socdaal billaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ambabbax ↴
ambabbaxsan | ambabbaxsanaan | ambabbaxsanaansho | ambabbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg