Ambaqaad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Billowga arrin ama dood taagan; meel ka qaadid, ka bilaabid. ld ambaqaadid.
Ambaqaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Ka a.: arrin ama dood taagneyd meel bilaabid; ka wadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ambaqaad ↴
ambaqaadid | ammin | samayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg