Ambi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid jahada toosan ka lumin. 2. Nafley meel fog oo aanay si sahlan uga soo noqon karin geyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ambi

faambi | faambi | faambin | faambiyid | qaambixid | kaambi | waddar | afartambixi | afartambixid | afartambixin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg