Ambiyeer-beege
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)(fiis.) Qalab lagu cabbiro xaddiga qulqulka danabka ee mareeg danab. Ambiyeer beegga waxa mareegta loogu xidhaa si taxane ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ambiyeer-beege ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg