ambo
(m.dh) (-ooyin, m.l)Meel, jaho.
ambo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-baday, -batay)Cid waddada habboon ka lumid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ambo ↴
yaambo [m.dh] (-ooyin, m.l)
ld yaanbo. yaanbo
ambasho [m.f.dh]
eeg ambo². ld ambad.
baambow [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-wyo, m.dh)
Cantallaa.
bambo [m.dh]
ld bambaano.
baramboorri [m.dh]
Neef geel ama lo'ah da'yar, oo buuran.
boolamboolo [m.dh]
ld boolaboolo.
cambo [m.l]
ld cambe.
dambow [Falkaab | Adverb]
Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Toban casho ka dambow buu iska tegey”.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg