ambuul
(m.l)

ld cambuul¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ambuul

cambuul [m.l] (-llo, m.dh)
1. Tub geed sisin ah oo isku xiran. 2. Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.

cambuul [m.dh]
Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.

cambuulee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Badar cambuulo ka dhigid.

cambuuleyn [m.f.dh]
eeg cambuulee.

cambuulo [m.dh]
Badar la kariyey isagoo iniinahiisa aan la burburin.

juscambuuleed [m.l]
ld juscambuulo.

juscambuulo [m.l]
Hal jus oo Quraan ah marka uu arday dhammeeyo cuntada uu bixiyo. ld juscambuuleed.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg