Cambuul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Tub geed sisin ah oo isku xiran. 2. Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.
Cambuul
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cambuul ↴
jaaw | abbuul | ambuul | cabbuul | cambuulee | cambuuleyn | cambuulo | juscambuuleed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg