ammaagan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gmay, -gantay)

Wax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.

ammaagan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax la ammaagay ahaansho. ld amaagan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaagan

amaagan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay)
ld ammaagan.

amaagan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld ammaagan².

ammaagnaan [m.f.dh]
eeg ammaagan². ld amaagnaan, amaagnaansho, ammaagnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg