anaaninnimo
(m.dh)Anaani ahaansho; nafjeclaysi. ld anaaniyad, anaaniyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anaaninnimo ↴
anaaniyad [m.dh]
ld anaaninnimo.
anaaniyo [m.dh]
Wax la jeclaysiga qof naftiisa keliya wax la rabo. ld anaaninnimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg