anafo
(m.dh)Dhibaato af iyo addin lagu geysto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anafo ↴
anafee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Cid anafo u geysasho.
anafoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ku a.: arrin ku eedoobid (cid).
anafood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg anafoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg