anafoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Ku a.: arrin ku eedoobid (cid).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anafoo

anafood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg anafoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg