angaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax la angaray noqosho.

angaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la angaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh angaran ↴

angarnaan [m.f.dh]
eeg angaran². ld angarnaansho.

fangaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax fangar leh ahaansho. ld fongoran (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg