Anqari

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ilmo markaa dhashay caano ama biyo siin. ld canqari.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anqari

anqarin | anqaris | canqari | canqarin | canqaris | hanqarid | sanqari | sanqarid | sanqarin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg