Anqarso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Ilmo markaa dhashay caano ama biyo qaadasho. ld canqarso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anqarso

anqarsasho | canqarso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg