Anshax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xo, m.l)(etno.)Habka iyo hanaanka qof bulshada uu la noolyahay la dhaqmo; asluub.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anshax ↴
aadaab | aadaminnimo | edbi | edeb | edebdaran | edebdarro | edebdarroo | edebsan | edebso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg