Anshaxdaran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Qof aan anshax wacan lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga anshaxdaran

anshaxdarnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg