Antaradhaaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Wax xadkoodi caadiga ahaa ka batay. 2. ld antaradhaafid.
Antaradhaaf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Wax xadkoodi caadiga ahaa dhaafid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga antaradhaaf ↴
antaradhaafi | antaradhaafid | antaradhaafin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg