aqbalsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Cid inay wax oggolaato ku khasbid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aqbalsii

aqbalsiin [m.f.dh]
eeg aqbalsii.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg