Aqo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)Nafley cunto iyo biyo la'aan dartood u wax yeelloobid. ld caqo.
Ibaaqo*
Biyaha dareenka ku yimaad ee xubinta taranka ragga kasoo baxa .shahwo .mani
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqo ↴
la | waa | baadisooc | faaltow | gaadala-aqoon | ictiraaf | ictiraaf | ictiraafsan | idiyaalismo | qaado |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg