Aqoo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga:(yaqaan, taqaan; yiqiin, tiqiin/aqooday, aqootay) Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho. Tus. “Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqoo ↴
la | waa | baadisooc | faaltow | gaadala-aqoon | ictiraaf | ictiraaf | ictiraafsan | idiyaalismo | qaado |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg