Aqool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo. 2. Sida cuntada loo qaybiyo.
Aqool
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (-lo, m.dh) Gooraha wax la cuno middood. 2. ld aqoolid.
Aqool
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)1.(f.g) Dad badan cunto u qaybin. 2.(f.g) Wax dad badan ka dhexeeya maamulid. 3. (f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyay guri u soo noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqool ↴
aqoolan | aqoolid | aqoolnaan | aqoolnaansho | aqoolxumaan | aqoolxumaansho | aqoolxumi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg