Aqoon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cilmi. 2. Garasho dheerad ah oo wax loo leeyahay. Tus. “Jaamac Xamar aqoon buu u leeyahay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqoon

la | waa | baadisooc | faaltow | gaadala-aqoon | ictiraaf | ictiraaf | ictiraafsan | idiyaalismo | qaado |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg