Aqoonso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Wax citiraafid. 2. Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqoonso ↴
aqoonsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg