Aqoonta ummulinta

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Qayb ka mid ah cilmi takhtareedka oo ku saabsan xanaaneynta dumarka inta ay uurka leeyihiin, marka ay dhalayaan iyo lix toddobaad oo ku xigta xilliga dhalmada marka xubnaha taranku ay dhibaato baxayaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aqoonta ummulinta


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg