araaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Dad dagaalamaya kala joojin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh araaree

araarayn [m.f.dh]
eeg araaree.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg