aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan
(m.l)

(xis.) Aragtiin tibaaxaysa xiriirka ka dhexeeya abyan iyo xigsinayn, taas oo ah, haddii abyanka f(x)dx uu jiro, iyo urliba fansaarka f(x) uu jiro f'(x) = f(x) marka a x b; marka f(x)dx = F(b) - F(a).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aragtiinka asaasiga ee kalkulaska abynan

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg