arah
(m.l)

1. A. ah: tiro dad ah oo u safray in ay soo gurtaan miro, xabag, caws iwm. 2. ld arahid. ld arahid.

arah
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rhay, -rahday; -rhi)

Dad in ay soo gurtaan qaraab miro, xabag, caws iwm u safrid; arahdoon. ld arahdoon².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arah

arahdoon [m.l]
1. A. ah: ld arah¹. 2. ld arahdoonid. ld arahdoonid.

arahdoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
ld arah².

arahdoonad [m.l]
ld arahdoonasho.

arahdoonasho [m.f.dh]
eeg arahdoono. ld arahdoonad.

arahdoonid [m.dh]
ld arhid.

arahdoono [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ntay, -natay)
Dad miro, xabag, caws, iwm. raadsasho.

arhid [m.f.dh]
eeg arah². ld arah¹ (2), arahdoonid (2).

barahaman [m.l] (-nno, m.dh)
(dii.) Waxay ka mid yihiin wadaaddada ugu sareeya Hinduuga.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg