arbucuunan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-anaa, -anayd)

Wax arbucuun loo akhriyey ahaansho (xoolo lumay).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arbucuunan

arbucuunaan [m.f.dh]
eeg arbucuunan. ld arbucuunaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg