Arbushan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shmay, -shantay; -shmi)

Wax la arbushay noqosho.

Arbushan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-shnaa, -shnayd)

Wax la arbushay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arbushan

arbushmid | arbushnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg