areebo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Naag karti xun oo aan nadiifin karin jirkeeda, gurigeeda iwm; basari; baali; arraajo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh areebo

baali [m.dh] (-iyo, m.l)
Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.

bagagi [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
B. ah: basari; baali, areebo.

basari [m.dh]
Baali; areebo; arraajo.

dumbul [m.dh]
Baali; areebo.

sumbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Baali; areebo; basari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg