Arlo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhul ballaaran. 2. Dal; waddan. ld arlaa'i, arli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arlo

arad | arlaa'i | arli | basarlow | bidaarloobid | bidaarlow | dhagarlow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg