Armaa

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; ma laga yaabaa in, billaa. Tus. “Armuu Cali ii imaan doonaa”. ld amaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga armaa

saa | armaadyo | armaajo | billaa | darmaan | darmaan | dharaarmaal | dharaarmaal | dharaarmaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg