Dharaarmaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Maalidda xoolaha maalin weyn la maalo. 2. D. ah: qof si tuugo ah xoolaha maalintii u maala. 3. ld dharaarmaalid.
Dharaarmaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)1. Xoolo maalin weyn lisid. 2. Xoolo si tuugannimo ah maalin u maalid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dharaarmaal ↴
dharaarmaalid | dharaarmaalnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg