Arrad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay. 2. ld arradid.

Arrad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Qof, xaalad dharki uu xirnaa duugoobay ama jeexjeexmay ku sugnaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arrad

arradan | arradbax | arradbax | arradbaxsan | arradbaxsanaan | arradbaxsanaansho | arradbixi | arradbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg