Arradbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Helidda dhar arrad looga baxo. 2. ld arradbixid. Dhar arradka looga baxo.
Arradbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Dhar arradka looga baxo helid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arradbax ↴
arradbaxsan | arradbaxsanaan | arradbaxsanaansho | arradbixi | arradbixid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg