arradbaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax arradbaxay ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arradbaxsan

arradbaxsanaan [m.f.dh]
eeg arradbaxsan. ld arradbaxsanaansho.

arradbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld arradbaxsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg