arradi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Qof arrad badid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arradi ↴
arrad [m.l]
1. Xaaladda uu ku suganyahay qof dharkiisu duugoobay ama jeexjeexmay. 2. ld arradid.
arradid [m.f.dh]
eeg arrad². ld arrad¹ (2).
arradin [m.f.dh]
eeg arradi.
dharbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Qof arradid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg