Arratiran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax la arratiray ahaansho (qof). ld arrad-tiran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arratiran

arrad-tiran | arratirnaan | marashiyeysan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg