Arrinso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Ka a.: arrin, xal u raadsasho; arrin ka talabixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arrinso ↴
arrinsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg