arruman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-mnaa, -mnayd)Wax la arrumay ahaansho (geel).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh arruman ↴
arrumnaan [m.f.dh]
eeg arruman. ld arrumnaansho, arrunnaan, arrunnaan-sho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg