Aruurin

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg aruuri. ld aruuris, ururi, uruuri.

Aruurin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Maanso, shekooyin dhaqan, taariikh nololeed iwm oo dad kala duwan laga soo xigtay oo meel ku wada qoran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aruurin

jaabee | ururin | ururis | uruurin | uruuris | aruuris | daruurin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg