Asaaysaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Afo ninkeedii dhintay oo asaay loo saaro.

Asaaysaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Afo ninkeedu dhintay asaay u saarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaaysaar

asaaysaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg