Ash-ash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Yaqyaqsi.

Ash-ash

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Ka a.: wax dhadhankooda, urtooda ama muuqaalkooda ka yaqyaqsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ash-ash

asha-shid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg