Asheeri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Roob da'aya, wax, meel dedan oo aan darooreyn ka gelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asheeri

asheerasho | asheerid | asheerin | jirsan | jirsii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg