Awaaji
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Ogeysiinta akhbaar dad badan la ogeysiiyo.
Awaaji
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Dad badan, akhbaar ogeysiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awaaji ↴
awaajiyid | dhawaaji | dhawaajin | kal-xawaaji | khawaaji | rawaajiic | xawaaji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg